NIMCOOY (Hees Soomaali) by Abdifatah Yare (Cabdifataax Yare). Music Video for Free!

Top Music Videos


   

What do you think about this artist?

Fan Comments

Mustaphe Dowlad: abti cadi ma aha ..waa axyaa fafannaan ,,,allha dayo....

Jibril Ahmed: maaaaaaaaaaaaaaaaaaaaamiya

quman100: i love this song very much bcz my name is nimco

Caaqil Sheeno: qalbigana kasii daran cabdi caadi ma tihid halkeeda kasii wad ,balse muuqaal u samee heesaha camal kkk

siman Ahmed: indha kudogsada qalbiguna kasidaran caadi mahan

Nimco Qalbi: waaaaaaaaaaaaaaw heestaaa caadi ma ahaaaaaan

Ari Dari: Nice!!

salwa0031: mmmmmmmmm dhuule diile big up to this lovely voice,men u sound much better atleast in my opinion without due respect to the great legend dhuule R.I.P.

TheMahadow: @80haboon this ok

80haboon: @shevodinio STOP HATING BRUV THIS GUY IS VERY TALENTED...AND WE'RE ALL LOVING HIS SONGS SO CHILL SIT BACK AND ENJOY THE TUNE ...BTW NOBODY IS DOUBTING THAT CUMAR DHUULE WAS GREAT..BUT THERE ARE ALWAYS UP AND COMING ARTISTS SO STOOOOOOOP COMPARING AND HATING!!

kadss arte: daalaan joogne aan sii dhaafne fatax cood ilaahay ku siiyay

Waaris Waraabe: woooooooooow abdi fatah yare caleeeeeeeeeeeek yaa indr xalkaa ka hay

MissMillie02: Abdi fatah this is beautiful boy well done. Don't stop singing its good to see fresh faces for somali entertainment . Not that I am complaining about the Originals.

Shevodinio Mohammed Ahmed: kkkkkkkkkkkkkkkkkkk fanka dambe noocan ayaa u nacay camii

Shevodinio Mohammed Ahmed: cumar dhuule wuxuu ahaa fanaanweyn oo fanka magac kaga dhintay ayuu ahaa cami kan yari fanka copy ayuu ku boobaya marka fanaaniinta weyn meel ha kaga dhicina saaxiibayaal, anigu copy waan ka soo horjeeda tani hees maha ayaan lee yahay, by mudiir shevodinio

Abdiaziz Said Ahmed: CAADI CAADI MAAHAN gabankaan waabu keenay codkii marxuumka Cumar dhuulle Adeer saasaa wax loo copygareeyaa ama waa layska dhaafaa heesaha la kharibaayo.C/fataax waad mahadsantahay aad baad u cod macaantahay walaalkiis

TheWaiting22: cabdifataax waad gaabisay see wax u jiraan meesha fuaad cumar ka ordayo maxaa ku helay ka kac hurdada.

Shakaron O: Manshalllahhhhhhhhhh yacin calyk gr8 voice I love this songggg..........

malaak1: sweeeeeeeeeeeeeeeet tune

Music Lyrics

Do you know the lyrics for this song?
Video Rating:
NIMCOOY (Hees Soomaali) by Abdifatah Yare (Cabdifataax Yare). 5 out of 5